1st April 2023  admin  Category :

Dawladda Federaalka ee Soomaaliya ayaa la sheegay ineey soo iibsatay hub kaas oo ka soo deggay magaalada Muqdisho. Hubkaan ayaan la garaneen noocyadiisa iyo welliba tirada inta uu yahay. Soomaaliya ayaa la saaray cunaqabateen xagga hubka ah, balse waxaa dawladda loo ogolyahay oo kalliya ineey soo iibsato hubka qaar.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*