29th March 2024  admin  Category :

Bahda Allsanaag waxay halkan hambalyo aroos oo aan la soo koobi karin hawada uga marinaynaa boqorka Axmed Ducaale iyo Boqoradda Nashaad Cabdiraxnaan Xundhur oo arooskooda ka dhacay magaalada Boosaao ee Xarunta gobolka Bari.

Waxa aanu Allah uga baryaynaa in uu lamaanhaasi Ka Dhigo Kuwii Isku Waaro oo Kala Hela Ubad Kheyr Qaba Aamiin Aaamiin Aaamiiin.

Waxaan farxadan la qaybsanaynaa Aabo Cabdiraxmaan Xundhur iyo Hooyo Xayaad Saajin iyo Qoysaska labada dhinac,

Allsanaag,com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*