23rd October 2024  admin  Category :

Waxaan halka Hambalayo uuga dirayaa Duqa Cusub Ee Bossaso Abdisalaan Bashiir. Waxaan Eebbe uuga barinay inuu ku Asturo Xilkaas. Mudane Abdisalaan Bossaso waxay kaaga fadhidaa Shaqadii Wanaagsaneyd Ee aad qabatay in aad Labo Jibaarto. Bulshada degmada  Bossaso iyo degaanada  hoos tagaa waxa ay rabaan Horumar iyo amniga oo la sugo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*