18th April 2024  admin  Category :

Beesha Isaaq ayaa maalmahaan u diyaar garoobeesa doorashadii ay qabsan jireen xisbiyada beesha Isaaq. Hase ahaatee, beeshan ayaa ku guul dareesatay damacii ahaa in dawlad loo aqoonsado kadib markii ay sheegteen dhul aysan laheen. Hadaba, bulshad gobolka Sanaag waxaa la gudboon in dhulkaas aan la keenin sanaadiiqda SNMta ay isku dooraneesay.

Inta badan beesha Isaaq waxeey soo adeegsadaan shaqsiyaad calooshood u shaqeestayaal ah oo aan dan ka laheen dadka iyo dalka sharaftiisa midna, laakiin ay u caddahay labada maalmood ay qayilayaan. Sidaa darteed, waxaa muuhiim ah in loo diyaar garoobi si deeggaanada aysan cag u soo dhigin.

Si kastaba ha ahaatee, bulshad gobolka Sanaag waa dad ka mid ah Soomaaliya, marnaba ma dhaceeyso in dadka gobolkaas ay hoos tagaan qabiil uu ka buuxo naceeybka Soomaalinimo iyo midka Daarood. Muuqaalada hoose waa kacdoonkii shacabka ee dhacay sanadkii horre taas oo looga soo horjeeday sanaadiiqda beesha Isaaq.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*