30th November 2024 admin Category :
Sawirkani hadduu ahaan lahaa siyaasiyiin sadex ah oo ka soo jeeda beessha Daarood oo Soomaali metelaya , waxaad maqli lahayd hadal haynta mooshin la gaynayo baarlamaanka Soomaaliya , Talafishanka Universal oo qabanaya Dood wadaag, Odayaasha Beelaha Hawiye oo huteel Muqdisho ku yaal warsaxaafadeed ku qabanaya, , Ururka Hawiye Action Grouo oo Muqdisho ka abaabulaya mudaharaad , Ururka Somaliweyn, ururka Maandeeq, Ururka Mujaahid Caydiid iyo ururka shanta Soomaaliyeed oo iyaguna baaq afka Ingiriisiga ah ku qoran oo dacwo ah caalamka u diraya .
Sababata keentay in looga hadli waayey Yuusuf Garaad oo ka soo jeeda beesha Habarhidir, Cawaale kulan oo ka soo jeeda beesha Habargidir , Caynte oo ka soo jeeda Beesha Murursade iyo R’aisawasaaraha Soomaaliya oo ak soo jeeda beesha Murursade inta ay isu habar wacdaan ay Soomaali u metelaan Qaranada midoobey. Waa mid u baahan in lays waydiiyo.
Catoosh aad ayuu ugu faraxsan yahay guusha ay gaareen kooxdiisa HAG