10th May 2024  admin  Category :

Hadyaddii dhuumashada iyo indho shareerka loogu geeyey M. Culusoow huteelkii uu ka deganaa Maraykanka , ayuu inta uu sariirta dul saaray Soomaaliya ka aaday.

Dhowaan ayeey ahayd markii madaxweyne Deni uu dhagax dhigay jid isku xira gobolka Mudug, isaga oo aan sheegin dhaqaaluhu halka uu ka imanayo.

Koox ka soo jeeda Puntland oo ku caan baxay musuq maasaq, oo qaarkoood wasiiro ka soo noqdeen Puntland ayaa iyaga oo doonaya inay musuqmaasaq ku shukaansadaan madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, waxay huteelkii uu degenaa dhuumasho ugu geeyeen Hadyad qaali ah .

Madaxweyne Xasan Culusoow, isaga oo aan furin Hayaddii ” REER PUNTLAND ayuu intii sariirtii UU SEXABAYEY U dul saaray diyaarad ka raacay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*