26th July 2024  admin  Category :

Hoos ka akhris,  haddii beesha  Isaaq u rumoobi lahayd riyadoodu  oo ay noqon lahaayeen dawlad ka talisa waqooyiga Soomaali sida ay u ekaan lahayd dawladaasi .   Beelaha Ayuub iyo Arab ayaa ka wasiiro badnaan lahaa beelaha Harti ee dega Caynabo ilaa Ceelaayo.

Tirada Iyo Beelaha Ay Ka soo Jeedan xilalaka uu Muse BiixiMagacaabay

Halkan ka akhri Liiska:-
Beesha Habar Awal
1. Wasiirka Arimaha dibada
2. Wasiirka Boosaha iyo isgaadhsinta
3. Wasiirka Warfaafinta iyo Dhaqanka
4. Wasiirka Hormarinta wadooyinka
5. Wasiir ku x Ariimaha gudaha iyo amniiga
6. Hanti dhawraha guud ee qaranka
7. Mareeyaha Hawada iyo Madaarada
8. Mareeyaha Ka hortaga Abaaraha iyo kaydka raashinka
9. Gudoomiyaha gobalka gabiley
10. Gudoomiyaha Gobalka salaal
11. Gudoomiyaha Gobalka saraar
12. Gud ku xigeenka Gobalka maroodijeex
13. Safiir Ka Jabuuti
14. safiir Ka Sweden
15. safiir Ka Finland
16. Safiir ku xigeenka Ethiopia
17. Aggasimaha guud ee Madaxtooyada
18. Aggasimaha guud Ee caafimadka
19. Aggasimaha guud ee Maaliyada
20. Aggasimaha Guud Maalgashiga
21. Aggasimaha guud ee Shaqada iyo ariimaha bulshada
22. Aggasimaha guud ee qorshaynta qaranka
23. Agaasimaha guud ee Bänke dhaexa
24. Agaasimaha guud ee hanti dhawraha.
25. Gud ku xigeenka Haayada tayada
26. gudoomiyaha diiwaanka zakada
28- Gud ku xigeenka baanka dhexe
29. Maareeye ku xigeenka labaad ee dekeda
30. gudoomiyaha maxkamda sare
31. gudoomiye ku xigeenka m.sare.
32. maamulka cusbutaalka guud..
33. Taliyaha ciidamada QARANKA
34. badanka Hogaanada oo ciidamada qaranka
35. Taliye ku xigeenka booliska
36. maareeyaha wakaalada biyaha
37. maareeyaha dakadaha dalka
38. Dawan media group
39. komoshinka xuquuqal iisaanka.
40. Taliyaha ciidamada dabdamiska
41. Taliye ku xigeenka ciidamada RRU
42. Gudoomiyaha bisha cas ee Somaliland
43. Garyaqaanka guud ee qaranka
44. Xubin gudida Qandaraasyada
45. Safiirka Imaaraatka
Beesha Habar jeclo
1.Wasiirka Ariimaha gudaha iyo amniiga qaranka
2.Wasiirka Dastuurka iyo Golayaasha
3.Wasiirka Macdanta
4.Wasiirka shaqada iyo ariimaha bulshada
5.Wasiirka Xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
6.Wasiir ku xigeenka caafimadka
7.Gudoomiyaha haayada Qaxoontiga
8.Gudoomiyaha gobalka Awdal
9.Gudoomiyaha gobalka maroodijeex
10.Gudoomiyaha Hayada Tayaada cuntada
11.Gudoomiye ku xigeenka hayada wadooyinka.
12. safiir Kenya
13. safiir Ka ingriiska
14..Safiir ku xigeenka Dalka Kenya
15.Safiirka Midowga Africa
16.Aggasimaha guud Ariimaha dibada
17.Aggasimaha guud ee Cadaalada
18.Aggasimaha guud ee Hormariinta reer miga iyo deeganka
19.Aggasimaha guud hawlaha guud iyo guryaaynta
20.Aggasimaha Guud ee Ganacsiga warshadaha iyo dalxiiska
21. Gudoomiyaha Qandaraasyada
Beesha Garxajis
1. Wasiirka Maaliyada
2. Wasiirka Caafimadka
3. Wasiirka Ciyaaraha
4. Wasiirka Deganka
5. Wasiir ku xigeenka waxbarashada
6. Wasiir ku xigeenka warfaafinta
7. Gudoomiyaha Gobalka Togdheer
8. Gudoomiyaha Gobalka Hawd
9. Gudoomiye ku xigeenka Gobalka saaxil
10. Afhayeenka Madaxtooyada
11. Safiirka Ethiopia
12. Aggasimaha Boosaha
13. Aggasimaha Dastuurka iyo xidhiidhka golayasha
14. Aggasimaha Degmooyinka iyo dawlada hoose
15. Aggasimaha gadiidka
16. Gudoomiyaha Baanka dhexe
17. Taliyaha ciidamada RRU
18. Taliyaha Socdaalka (immigration)
19. Gudoomiye ku xigeenka gobalka Togdheer
20. Xubin gudida Qandaraasyada
21. Xubin gudida Qandaraasyada
Beesha Arab
1. Wasiirka Diinta iyo waqaafta
2. Wasiirka maalgashiga
3. Wasiir ku xigeenka ariimaha Dibada
4. Gudoomiyaha Gobalka sanaag
5. Safiirka Qaraamada midoobay
6. Aggasimaha Ciyaaraha
7. Aggasimaha Beeraha
8. Taliyaha Ciidamada Booliska
9. Xubin gudida Qandaraasyada
Beesha Ayuub
1. Wasiir ku xigeenka xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
2. Aggasimaha macdanta
3. Madaxa hormariinta Mashaaricda Dalka
Beesha Toljeclo
1. Wasiir ku xigeenka Maaliyada
2. Xeer ilaaliyaha guud ee qaranka
3. Agaasimaha guud ee gaashandhiga
Beelaha Harti
1. Wasiirka wasaarada biyaha
2. Wasiirka Hawlaha guud iyo guryaaynta
3. Wasiirka Waxbarashada iyo sayniska
4. Wasiirka Gaashandhiga qaranka
5. Wasiir ku xigeenka Hormarinta jidaadka iyo gadiidka
6. Gudoomiyaha gobalka Buhoodle
7. Aggasimaha diinta iyo waqaafta
8. Aggasima Amniiga
9. Aggasimaha Warfaafinta
10. Aggasimaha maamulka iyo lacagta koomishinka aydhiska
11. Mareeye ku xigeenka Ka hortaaga abaaraha iyo kaydka raashinka
12. Taliyaha ciidamada Badda
13. Gudoomiyaha gobalka Sool
14. Gudoomiyaha gobalka Xaysimo
15. Gudoomiyaha Gobalka Badhan
16. Xubin gudida Qandaraasyada
Beesha Samaroon
1. Wasiirka wasaarada beeraha
2. Wasiirka wasaarada qorshaynta qaranka
3. Wasiirka Wasaarada ganacsiga,warshadaha iyo dalxiiska
4. Gudoomiyaha gobalka Saaxil
5. Gudoomiye ku xigeenka Haayada qaxoontiga
6. Aggasimaha wasaarada Biyaaha
7. Aggasimaha wasaarada tacliinta sare
8. Aggasimaha wasaarada xanaanada xoolaha iyo kaluumaysiga
9. Taliyaha Ciidama asluubta
10. Gudoomiyaha Hayada Shaqaalaha
11. Gudoomiyaha ku xigeenka gobalka Selal
12. Xubin gudida Qandaraasyada
13. Safiirka Maraykanka
Beesha Ciise
1. Wasiirka wasaarada Cadaalada
2. Aggasimaha wasaarada waxba

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*