
3rd March 2025 admin Category :
Haddii Somaliland dal tahay Qasabadda biyuhuna waxay noqonayaa Ceel biyood
Wasiirka biyaha maamulka Somalilnad Saleebaan Cali Koore aya xariga ka jaray sida u sheegay Ceel biyood ay Mujaahidiinta SNM ku qubaysan doono. Waxa loo saaray Guddi soo xula Mujaahidkii SNM ee Qasabadan lagu magcaabi lahaa
