19th March 2024  admin  Category :

Haddii Somaliland dal tahay Qasabadda biyuhuna waxay noqonayaa Ceel biyood

Wasiirka biyaha maamulka Somalilnad Saleebaan Cali Koore aya xariga ka jaray sida u sheegay Ceel biyood ay Mujaahidiinta SNM ku qubaysan doono. Waxa loo saaray Guddi soo xula Mujaahidkii SNM ee Qasabadan lagu magcaabi lahaa


https://allsanaag.com/mooge-iyo-miicaadka-reer-snm/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*