28th December 2024 admin Category :
Culusoow ”Dowlada waa inay dalka ku hogaamisaa doorasho 2020 haddii kale Hawiyaa kacaya
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan cULUSOOW ayaa ugu baaqay dowlada federalka Soomaaliya inay ku hogaamiso wadanka doorashada qof iyo codka ah sanadka 2020ka isagAa oo ugu booyeeyey haddii aysan taasi dhicin in dalka uu galayo buuq iyo qeylo.
Xasan Culusoo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ayaa isagoo ku sugan magaalada London ku khudbadeeyey “Dowlada haddii aysan ku hogaamin dalka doorasho qof iyo cod ah sanadka 2020ka waxaa ku imanaya dalka culeys,waxaan ka sugeynaa dowlada in ay hogaamiso,qaabeyso oo fududeyso doodahaas weliba si deg-deg ah haddii aysan fududeyn qeylo iyo buuq ayaa ku imanaya dalka.”ayuu yiri Xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya.