28th March 2024  admin  Category :

Sharciga uu jebiyey ayaa shaqada looga qaaday, maantana madaxa  xafiiska shaci dejinta ayaa u magcaabay la taliyihiisa

Sawirka sare waa Gudoomiyaha baarlamaanka iyo la taliyihiisa cusub maalmihii ay Turkiga joogeen

Wareegto kasoo baxday xafiiska guddoomiyaha golaha shacabka barlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa la taliye sare oo golaha shacabka ah loogu magacaabay C/qaadir Maxamed Nuur Jaamac oo ahaa taliye ku xigeenkii hore ee Hay’adda sirdoonka iyo nabadsugida qaranka ee NISA, ee dhowaan madaxweyne Farmaajo xilka ka qaaday.

La taliyaha la magcaabay iyo Gudoomiyaha uu la talinayo ayaa ka soo wada jeeda beesha Raxanweyn. Inta nas nuujinta nocan oo kale ah ay Soomaaliya ka jirto waa sii soconayaa musuqmaasaqa Soomaaliya

 

Alshabaab la ogaa oo xil loo dhiibay

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*