29th March 2024  admin  Category :

Lix Ilma Gosar ah  ayaa mucaaraday  walaalkood oo u ordaya Xisbiga Republican oo taageeray xisbiga Demoqraadiga

David Brill, oo ka soo horjeeda,  kana tirsdan xisbiga Dimoqraadiga kana ordaya xaafadda 4th District ee Arizona ayaa soo bandhigay Xayeesiis ay Ilmo Gosar ku canbaareenayaan walaalkood, oo ayna uga digayaan bulahada iyaga oo leh “Paul’s absolutely not working for his district ”
Grace, David, Jennifer, Tim, Joan iyo Gaston waxay sheegeen in walaalkood uuna  wax u qaban doonin degmadooda, haddi ay noqon lahayd arimaha caafimaadka, amniga iyo biyaha.
Walaalkood ayaa isaguna sheegay in walaaltinimadii  Ilma Gosar ay ko hor mariyeen nacaybka ay u qabaan Donald Trump

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*