29th March 2024  admin  Category :

Farmaajo oo shirkii Qaramada midobey uga baaqday khlilaafka beelaha Habargidir

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo  ayaa  ka baaqday ka qeyb galka Shirka Golaha Guud Qaramada Midoobey ee ka dhacaya magaalada New York.

Wafdi uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa u ambabaxay magaalada New York.

Amb. Axmed Ciise Cawad ayaa shirka ka jeedin doona khudbad, isagoo ka wakiil ah Madaxweyne Farmaajo.

Madaxweynaha ayaa uga baaqday shirka Qaramada midoobey ee  uu kula kulmi lahaa madaxda caalamka qaarkood sidii u  dhexaadin lahaa  khilaafka beelaha Habar gidir ay isku haya maamulka Galmudug , isaga oo markii horeba ahaa nin jilicsan ayaa waxa cabsi geliyey    qaar ka mid ah siyasiyiinta Habar gidir   oo warbaahinta uga soo booteeya,

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*