20th May 2024  admin  Category :

Waxaa labbadii cisho ee la soo dhaafay la faafiyey warar aan waxba ka Jirin oo oranaya Mareeykanka iyo beesha Isaaq (Soomaaliland) ayaa yeelanaya iskaashi difaac oo toos ah. Warkaas waa mid aan waxba ka Jirin.

Madaxweeynaha Mareeykanka, Joe Biden, waxa uu saxiixay waa miisaaniyadda sannadka 2023 oo ay isticmaalayaan wasaaradda difaaca ee Mareeykanka. Sharciga Oggollaanshaha Difaaca Qaranka ee Mareeykanka waxa miisaaniyadiisa ay noqotay $816.7 billion.

Miisaaniyadda inteeda badan waa mid ay isticmaalayaan ciidanka Mareeykanka. Balse waxaa ku jira miisaaniyadda in la sii waddo taageeradda la siiyo dalka Iraaq, xullufada Siiriya ee uu Mareeykanku taageero, iyo dabcan dalka Yukreeyn.

Hadaba, Soomaaliya waxaa looga soo daray oo kaliya, “Sharciga Oggollaanshaha Difaaca Qaranka waxa uu sidoo kale codsanyaa qiimeeyn madaxbannaan oo ku aadan dadaaladda Waaxda Difaaca ee ku aadan si loo tababaro, loola taliyo, loo caawiyo iyo si loo qalabeeyo militariga Soomaaliya. Iyo $10 million oo doollar oo loogu daray Africom kuwaas oo ka hawlgala Qaaradda Afrika.”Hargeeysa waxaa laga fulinayaa hadiiba ay dhacdo waxa Soomaaliyada kale uu Mareeykanku ka waddo.

FADLAN WARKAAS OO DHAMEEYSTIRAN HALKA KA AKHRISO

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*