8th May 2024  admin  Category :

Allah ha u naxariisto Muxiyadiin Kaalmooy.

Inna lillahi wa inna ilayhi raji’un. Waxa maanta geeriyooday Allah ha u naxariistee Muxiyadiin Kaalmooy

Allah ha u naxariistee Muxiyadiin Kaalmooy wuxuu ka mid ahaa Aqoonyahanada Soomaaliyeed ee Qoraaladooda u so diri jiray ALLSANAAG

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*