27th April 2024  admin  Category :

Madaxweyne Gaas Fursadani yeey ku seegin

Madaxweyne Cabdi cali weli Gas, gaarsii Gurmad Islaamnimo,  Bani aadanimo, Somalinimo, Puntlandnimo, Hartinimo walaalkeen Cali Sandule , oo laga soo duubay muuqaal naxdin geliyey guud ahaan bulshada reer Puntland.

Madaxweyne Abdiwali Gaas Hal baan Xasuusinayaa, Waxaa u dhaaratay Dadka ku Abtirsada Puntland sidaa darteed u Gurmo Inadeerkaa Cali Sandulle. Madaxweyne Abdiwali waxaan ku Xasuusinayaa Dhacdadaan. Madaxweyne Abdiwali Yuusuf Axmed, wuxuu u Gurmaday Cali Baashi Oo ahaa Siyaasi Reer Sool ah Oo Xilal kasoo qabtay Soomaaliland balse markii danbe sida Maanta haysata Cali Sandulle ku dhacday Oo uu Ajman UAE Kalyaha uuga badalay ilaa uu markii danbe halkaas ku dhintay. Waxaan Sidoo kale Xasuustaa sidii Fuaad Aadan Cadde loo galay ilaa Reer Ssc ay Gurmad deg deg ah Turkey uugu qaadeen Oo uu halkaas ku dhintay. Madaxweyne Adoo Mahadsan iga ogolow Codsigaas.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*