26th July 2024  admin  Category :

Shacabka Afrikaanka waxay mudan yihiin inay helaan dawooyin lasoo marsiiyay tijaabooyin haboon xitaa haddii ay ahaato dawo dhireed” ayay tiri WHO.

Hadalka Ha’yadda Caafimaadka ayaa imaanaya kadib markii uu madaxweynaha Madagascar soo bandhigay dawo dhireed uu sheegay inay ku fiyoobayaan dadka qaba faysarka Corona.

https://allsanaag.com/afrika-oo-dawo-dhirta-laga-sameeyey-isku-diraysa/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*