23rd October 2024  admin  Category :

Taliye Xanaano oo lagu amaanay inuu culays badan ka dul qaaday gobolka Sool

Ciidanka uu hogaamiyo Fuaad Warsame Seed, ayaa lagu amaanay inay culays badan ka dul qaadeen gobolka Sool oo ay aamusiyeen qoriga Kaaraha.

Ciidankan ayaa maanta waxa dagaalka uga geeriyooday Sarkaal khibrad ciidan oo fog lahaa Allah ha u naxariistee Mukhtaar Cabdisalam Cali Muuse

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*