27th April 2024  admin  Category :

Guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Puntland Ca/xakiin Dhoobo-daareed ayaa guusaha ka dib u macad celliyey dhammaan xubnaha baaralamaanka, isimadda, ciidanka nabbadda suggaya, iyo xubnihii la tartamay, wuxuuna sheegay in xilka loogu duceeyo si waajibaadka saaran uu u guto.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*