26th July 2024  admin  Category :

Garaad Saleebaan oo raaligellin ka bixiyey hadal carro ah oo dhawaan uu yiri. Carrada Garaadka ayaa ka dhalatay kadib markii xubno uu qoray oo ka mid noqon lahaa baaralamaanka Puntland meesha laga saaray laguna beddelay kuwo kalle. Dhacdadaas isdebba marrinta ah ayaa waxaa ka danbeeyey wiilal uu garaadka adeer u yahay kuwaas oo isticmaalay shaabaddii iyo saxiixii garaadka.

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*