28th November 2024 admin Category :
Maamulka beelaha Isaaq ku midaysan yihiin ee SNM, ayaa Lacagtii Bulshada caalamku ugu talo galay in la gaarsiiyo dadka ay abaaruhu saameeyeen, Waxay u isticmaalayaan si khaldan iyo inay Gaajo iyo haraad u dilaan dadkii loogu talo galay in lacagtan loogu talo galay.