
15th March 2025 admin Category :
Degaanka Durduri ee hoos taga degmada Buraan ayaa laga hirgeliyey Greenhouse ( Guriga Cagaaran)
Eng. Abdirahman Osman Ali Bahalcade, oo ka soo jeeda degaanka ayaa markii ugu horaysay gobolka Sanaag ka hirgeliyey Kaynta Cagaaran ee wax soo saarka dalagyada kala gedisan ee la beerto






Sida la doonayo inuu noqdo
