26th July 2024  admin  Category :

Gudoomiyaha Gudiga Wadada Ceeldaahir – Ceerigaabo Shiikh Maxamuud Xaaji Yuusuf ayaa Gobolka Sanaag ka bilaabay kulamo uu bulshada uu ku wacyigelinayo in ay ka qayb-qaataan wejiga labaad ee wadadaas oo dhowaan Daamur lasaari doono.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*