7th September 2024  admin  Category :

Beelaha ay ka soo kala jeedaan maamulka loo magcaabay gobolka Banaadir

Madaxweeynaha Dawladda Federaalka ee Soomaaliy Maxamed Ca/laahi Farmaajo ayaa xilka ka qaaday Gudoommiyihii Gobolka Banaadir, Taabit waxaana lagu baddaley Eng. Yariisow oo ahaa wasiirkii warfaafinta. Madaxweeynaha ayaa sidoo kalle magacaabay xilal kalle.

Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) waxaa loo magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho; Wacbuudhan Daa’uud)

Maxamed Cabdullaahi Maxamed waxaa loo magacaabay Guddoomiy ku xiggeenka 1aad ee amniga iyo siyaasada; Beesha Habar Gidir -Sacad

Xuseen Maxamed Nur waxaa loo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka 2aad ee Maamulka&Maaliyada; Beesha Murusade -Sabti -Israafiil

Marwo Basma Omar Ahmed waxaa loo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Arrimaha Bulshada & Wacyigelinta Beesha Reer Xamar Camuudi

Aadan Sheikh Cali Fidow waxaa loo magacaabay Guddoomiye ku xigeenka Howlaha Guud  Maxamuud Hiraab Duduble

Xoghayaha Guud waxaa loo magacaabay Cumar Abdirisaak Xuseen Beesha Xawaadle)

Allsanaag.com

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*