27th July 2024  admin  Category :

Ciidagale iyo Cimaraan ma degane Tukaraq ee waa degaan Harti

Ninka Hargeisa jooga, ee ku Fakaray inuu Dhulbahante iyo Majerteen oo uu Aabo wada dhalay kala gooyo, Miyuu waalanyahay Tolow.???

●Sacad Muuse, ma ogolaan lahaayen, In Ciise Muuse laga gooyo, oo Xuduud loo kala sameeyo.?

●Habar Jeclo, ma ogolaan lahayd in Muuse Abokor iyo Maxmed Abokor loo kala jaro oo Xuduud la dhex dhigo.?

●Habar Yoonis, ma yeeli lahayd in Ismaaciil Caro iyo Muuse Caro loo kala gooyo oo Xuduud la kala dhex dhigo.?

●Arab ma yeeli lahaa in Samane iyo Guulane loo kala jaro oo Xuduud loo sameeyo.?

Isaaqoo , Abtiyaal, Wax aadan adba yeesheen, Ha iga filina, in aan idin ka yeelo.

Deegaanada Beesha “Harti” iyo Xuduudeedu. Waa Muqadas, lama taabtaan ah. Taas ku seexo oo ku soo toos.

Cilmi Naaleeye

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*