31st January 2023  admin  Category :

Guddoomiye Cabdi Xaashi “Farmaajo waxaan isku qabanay dhiibistii Qalbi Dhagax”

1 thought on “Guddoomiye Cabdi Xaashi “Farmaajo waxaan isku qabanay dhiibistii Qalbi Dhagax”

  1. Jirac

    Oday ABDI HASHI ABDULAHI Taariikh daa qoreysa MANHAJKA SIYAASADA SOMALIA ayaa lagu baran doonaa wixii dhacay xiligii Farmajo. Oday Abdi Hashi wuxuu yidhi “ANIGU FARMAJO WAAN LA SHAQEYEYE LAKIIN DASTUUR KA DALKA U YAAL MA KU SHAQEEYO” Maanta indhahaad ii furteen ileen ODAY ABDI HASHI DALKA MADAXWEYNE DADBAN BUU KA AHAA OO ISAGAA DADKA ISKU WADAY FIIRI DULQAAD KIISA ODAGA IYO MAAMULADA DALKA DOWLADA FEDERAL KA AH WAXAY U SHAQEYSAA MAAMULADA DALKA KA JIRA DASTUURKA MUU AKHRIN FARMAJO ALAAH HA U NAXARIISTO “HOOSH JIBRIIL” OO U TAXLIILIN LAHAA AMA FAHAMSIIN LAHAA. Maasha yaabay oo Waxaan leeyahay aaway aqoon yahanadii sow ma’ahan iney dhameeyaan dastuurka dalka ileen Farmajo baa jeebka u gelshay “ABDI QAYBDIID” War bal yaabkan eega WAA AFAR SANO OO SOMALI KA QASAARTAY WAXAAN IS LEEYAHAY MAXAY ODAYADAAN ILAA MAALINTII FARMAJO LA DOORTAY ILAA MAANTA OGA DABA QEYLINAYAAN IYAKUBA DALKAY SOO MAAMULEENE MAY ISKAGA TAGAAN MOGADISHU AMA PROFFESIONEL KALEETO SAMEYSTAAN IYAKANA MAANTA AYAAN U GARAABEY SHEIKH SHARIF ISAGAA FARMAJO KEENAY HASSAN CULUSOW NA ISAGUU KU WAREEJIYEY XILKA. MARKA WAXAAN U FAHMAY INUU DALKA WADO QALDAN OO ANI KALI AH UU DALKA LA AADAY DASTUUR KA DALKANA UU AKHRIN MARKUU QALBI DHAGAX DHIIBAY, ABDIRAHMAN ABDISHUKUURNA LA XABADEEYEY JUBALAND NA CUBUQABTEYN SAARAY, PUNTLAND NA ISKU DAYEY INUU MID GAREEN AH SAARTO WALEE FARMAJO MA DHIB YARA. Walaalayaalow maxuu ku diidayaa aragye inuu siriq siyaasadeed mida ugu hoosaysa galay muu dalka u daneeyo. Ohh my my Farmajo waa EBER ZERO. Walaahi waxaan ka marag kacayaa khayre iyo Farmajo in khayre caqli badanyahay war ma ninka odaygaan wadaniga ah sidaas ugu caqli celinayey oo maandhowda hayey oo jubaland kale shaqeeyey isku soo dhaweynteeda SAYID AHMED oo la ogyahay madax adeygiisa macan gag nimadiisa ka furdaamiyey ohh my my Farmajo waa EBER ZERO waa exactly saan u fahmay MUSIC BAA LOO SHIDAY MARKUU SOO TOOSO HAA HADAA MUSIC GII KA DAMAY MARKASUU MAR GEDO IS KU QAAD MAR JUBALAND CUNUQATEE MAR KENYA ?? DIPLOMAT WITHDRAWAL “WAR KENYA DHIB NAGAMA DHAXEYO WIXII SHARCI AH SHARCIGAA LOOGA ADAGYAHAY AND THEY KNOW THAT” hadana muu fahamsana una maleyn maayo inuu fahamsanyahay war KENYA ?? MAXAY AMISOM OGA MID TAHAY EE CIIDANKA XASILINTA MIDOWGA AFRICA OR AFRICAN UNION WAA $700 million dollars ka AMISOM la siiyo ee UGANDA ?? ETHIOPIA ?? DJIBOUTI ?? AY ciidamadoodu helaan waa shaqo tag marka adiga farmaajo what’s your purpose ay ay ay walaahi waa afar sano oo khasaartay war Hassan sheikh mashaariic baa dalka ka socotay PUNTLAND 2 international airport’s MOGADISHU OO DEKEDII DIB U HABEYN LA Wadey iyo MOGADISHU INTERNATIONAL AIRPORT OR ADAN ABDULE INTERNATIONAL AIRPORT RAJAA LA QABEY IN USA ?? AY DEKEDA KISMAYO HUBKII MARAAKIIBTII SOMALIA ?? EE KU DEGAY DEKEDA IYO BALAADHIN LAHAFAL HAYEY LACAGTOODA AY USA ?? SOMALIA ?? KA BIXISO WHAT FARMAJO AAWAY RAJADII BAYDHABA INTERNATIONAL AIRPORT UK ?? AY BALAN QAADAY WAXAA OO MASHAARIC AH OO HASSAN CULUSOW DOWLADII CUMAR XALWEYSTE WADAY AAWAY MAXAA KA QABSOOMAY? HADA HADAAN ORAN LAHAA GEDO BUU DHISAY WAABA CAYN LAHAAYO WAXAAN ORAN LAHAA GOBALKA REER KIISA KALI AH BUU WAX KA QABTAY WAX UU U QABTAY MA LAHAN WUUBA DHIBAATEEYEY ASKAR BUU KA DHIGAY CID U BAAHAN MAANTA ASKARINIMO MA JIDHO CIIDANKA SOMALIA ?? MUXUU KA QABTAY ANIGU ILAA HADA MA FAHAMSANI IN GOBALADA DALKA LAGA WADA KEENAY U MALEYN MAAYO SIRIQ AAD U XUN BAA KHAYRE KAGA SIIBTAY Wuxuuna u rafanayaa sidii KALUUN BIYO LAGA SAARAY inuusan ekaadeen haduu maanta garbihiisa taagan yihiin dhamaan madaxda dowladaha xubnaha ka ah dowlada federal ka Somalia ?? wuxuuna u ekaan lahaa powerful president sidii Hassan sheikh oo kaleeto baa kalsooni lagu qabi lahaa inuu saxiixo xil gaarsiin iyo wax heshiis lagu wada yahay oo dalka doorasho lagu gaarsiiyo marka muusan fahmin inuu heli karay buuq la,aan iyo cunuqabateyn la’aan jubaland iyo inuu lacag ku baxsho doorashada puntland dadka sidii la arkayey iskugu soo baxay doorashadiisii iyo markuu tagay GAROWE ay ay Farmajo waa EBER ZERO waa afar sano oo khasaartay weeye wllahi inaan la shaqeeyo bay aheyd la taliyaba ha noqotee raisul wasaare liita oo music u shiday ogana dhigay beenta run baa halkaa dhigay ogana siibtay goortuu arkay inuu aaminay hurdadiisana dheereystay igama qabato inaan sidaas ugu fogaado lakiin Farmajo siyaasada waa ka EBER ZERO AMA WAX FAHAMKIISAA XUN. DENI IYO SAYID AHMADOW MAXAAD OGA GAASHAMAN WEYDEEN FASHILKAAN ILHAANADAN AAD U JEEDEEN INEY IMAANEYSO OO MADAXWEYNE FARMAJO WAX U FAHAM SIIN WEYDEEN AWALBAA ABDIRASHID ALI SHARMARKE ILHAANADIISII DALKA AFWEYNU ALLAH NAGU KEENAYE WAR HADA FARMAJO UR SIYAASADEED OO DEG DEG AH BAAN DOONEYNAA INAAD U BIXISAAN. GAREENO WAX MA KALA OGEE OO MARKAY AYAAMO WAREERAAN INTUU MOGADISHU UGU YEERO UU TURKISH AIRWAYS FIRST CLASS IYO HOTEL OGA KIREEYO ANKARA UR SIYAASADEED KEENI MAYAANE ISNA IS CASILI MAYEE DANI IYO SAYID AHMADOW TALO CULUS BAA IDIIN TAAL DHAGEYSTA TALADA ODAY ABDI HASHI IYO AMBASSADOR YAMAMOTO US GOVERNMENT KNOWS IT SEEN IT WAANA IDIIN SHEEGAY AMBASSADOR YAMAMOTO INAAD IDINKOO XAL KEENIN IINAAN NOQON KARIN JOOGA MOGADISHU INTAAD GAREENADA FARMAJO AAD MEEL SAAREYSAAN MASIIRKA UMADA SOMALIYEED MEEL SAARA WITHOUT ILHAANO. AAD IYO AAD BAAN U SOO DHAWEYNAYAA INAAD ODAY ABDI HASHI HAYSATAAN TAARIIKH DAANA QORIN ODAY GAAN HALYEYGA UMADA SOMALIYEED AH FARMAJO YEELI MAAYO INUU XILJA KU WAREEJIYO ODAYGAAS. QALBI DHAGAXNA WALAALOW TELEVISION NADA IMOW OO CAFI FARMAJO WAX KASTA ADUUNKA ILAAHAY WAXBUU REASON OGA DHIGAA WAXAA DHICI KARTA WAX AANAN OGEYN QALBI DHAGAX HA LA RAADSHO PUNTLAND AMA JUBALAND AMA WALIBA HARGEYSA HA LA KEENO OO XOOGAY WIILKA HA LA SIIYO MAGTIISA U DHIGANTA. BISMILLAHI RAHMANI RAHIM. War aaway Raisul wasaarihii hore ANDI FAARAX SHIRDOON SAACID AMA NIN KII YUULKA AYNU U NAQAANEY WAR NIMANYAHOW FADHIGA KA KACA CORONA AMA COVID-19 HAKA CABSANINEE HADAAD NOOSHIHIIN URDAHAYOO JUBALAND WAX LA QEYBSADA INTA GOORI GOOR TAHAY TAARIIKH DU IYADAA IS QIRTEE ANIGA RUNTA MARKAAN IDIIN SHEEGO WAXAAN IS DHAHAYEY HAWIYE BAA MARKALE DABIN KU DHICIN IYO INAY UMADA SOMALIYEED DOWLAD NIMADOIDA BOHOL KU RIDAAN IYAKOO KU HADAAQIN “DIBIRGOYNTA DAAROOD” SIDII 1991 KII WAAD U JEEDAAN HAWIYE TURUB BARAY CASHAR BUU NOO DHIGAY HADAAN DAAROOD NAHAY ONLY ABDULAHI YUSUF BAA ISKAGA TAGAY ISAGOON DHAMEYSAN MARKII SHARIF SAKIN ALA KU SALADAY. ARKI MEYSID MADAXWEYNE HAWIYE AH OO XILKA ISKU DHAJINAYA SI SHARAF LEH BAY UMADA UGU ADEEGAAN XILKANA U WAREEJIYAAN HAA MUSUQ WAA U AFRICAN LAKIIN BAL EEGA FARMAJO SIDA KHAYRE INOO TUSAY INUU SI EASY AH UUSAN U FAHAMSANEYN SIYAASADA SOMALIA ?? PROOF GAREEYEY INUU IN FARMAJO SEEXDAY MARKUU KU CELCELIYEY DOORASHADU INEY WAQTIGEEDA KU DHACAYSO OO MADAXWEYNE HIINA WAAD SEEXISAY DOORASHANA KAMA AADAAN SHAQEYN. ANIGU SHAQSI BAAN AHAYOO WAXAAN JECLAAN LAHAA INAAN ARKO SOMALIA ?? OO NABDOON HORUMAR HIIGSANEYSA EE KA KORTA INAY SOMALIDU IYAKU IS DILAAN OO HOOS ISKUGU EEGAAN WAA INEY KA KORAAN DOWLADNIMADOODA ADKEYSTAAN ADUUNYADIINA WAY IS BEDESHAY OO HADA WAA LA’IS YEELANAYAA MARKA KA WARAMA HADII 30 SANO IYO KONTON SANADOOD OO KALE WALAA HOOM KU JIRTAAN SODII QOWMKII PEOPLE OF THE BOOK ? NIN PROFESSOR ?‍? SH AYAA SOMALIDA LA KAFTAMAY MARKASUU KU BILAABAY ITS A JOKE NOTHING IS REAL MAXAAD U XANAAQSAN TIHIIN MARKASTA HADAAD IDINKA KALI AH TIHIIN MARKAAN IDIN KALA DHEX GALNO OO POLICE YIMAADANA ISKAGA DHIGTAAN INEYYAN WAXBA DHICIN FOLLOW THE RULES ITS JUST A JOKE. DASTUUR KA DALKA HA LA DHAMEYSTIRO MA’AHAN HADUU XOOSH JIBRIIL ILAAHAY OOFSADAY IN BARTAA LAGU JOOJIYO AQOON YAHANO SHARCI YAQAANO BADAN AYAA JIRA DADKA SOMALIYEED LAGA HELAYO HADUU YIMID MID FIKIR GOONI AH WATA MA’AHAN IN LIYIRAAHDO FIKIRKAAGU WAA QALAD EE WAA IN LA YIRAAHDO WAAFAJI SHURUUCDA DALKA DHAQANKA DALKA THAT’S ALL HADUU GADMAYO GAD HADUU GADMIVWASYANA AAYAR NA DHAAF.

    Reply

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*