28th March 2024  admin  Category :

Dawladda Puntland Ayaa Ka Hadashay colaada Buuralayda Shidan Ee Gobolka Sanaag,Af-Hayeenka Madaxtooyada Puntland Jaamac Deperani ayaa Sheegay.

“Somaliland waxaan ugu baaqeynaa in aysan sii hurin colaada beelaha dirirtu ku dhexmartay deegaanka Shidan ee Gobolka Sanaag, Dadka deegaankana nabad baan ugu baaqeyna iyo inay dagaalka joojiyaan, howshana ha loo daayo Odeyaasha dhaqanka ee hore ugu jiray”.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*