Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Qooleey looga shakiyey Basaasnimo ayaa Hindiya lagu qabtay Qooleey looga shakiyey inay u basaasayso Shiinaha ayaa hadda laga sii daayey xabsyga ka dib markii ciidanka amniga Hindiya xireen. Ururada u dooda xaquuqda xayawaanka ayaa soo fara geliyey markii ay ogaadeen …

23rd September 2024  admin  

Maraykanka: ‘Waxaan qabanay xubin Shabaab ah oo ka soo talaabay soohdinta Maraykanka iyo Maxico’ Waaxda socdaalka iyo dhaqan galinta Canshuuraha ee dalka Maraykanka ayaa sii daysey natiijada warbixinta howlgalo qaatay labo todobaad oo ay kula dagaalamayeen dambiyada ka dhana caruurta …

23rd September 2024  admin  

Guddoomiye Sh. Aadan oo Ciidanka qalabka sida amray inay soo qabtaan gacan ku dhiiglayaal falal dil ah geystay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ahna Ku-simaha Madaxweynaha JFS Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka-Sida ee Jamhuuriyadda …

23rd September 2024  admin  

NISA oo gacanta ku soo dhigtay Muxiyadiin Daqare oo ahaa gacanyaraha horjooge Axmed Diiriye Ciidamada Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka NISA ayaa magalaada Muqdisho ku qabtay horjooge Muxiyadiin Cabdisalaan Maxamuud (Muxiyadiin Daqare) oo ka tirsanaa Khawaarijta, haddana ka mid ahaa …