Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Dhirta Soomaaliya ay caanka ku tahay iyo dhibaatada haysata Inkastoo la heli karo dhowr waxyaabood oo Soomaalida u gooni ah, laguna yaqaanno, haddana kuwa ugu caansan waxaa ka mid ah dhir u gooni ah oo ka baxda dhulka Soomaalida. Sidaasoo …

23rd September 2024  admin  

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Riyaad kaga qeybgalay Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca wadamada Islaamka (IMCTC) Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur ayaa  Magaalada Riyaad ee Boqortooyada Saudi Carabiya kaga qayb galey Meertada labaad ee Wasiirdda Difaaca Wadamada  ku …

23rd September 2024  admin  

Guddiga Khayraadka Qaranka ee Aqalka sare oo kulan la qaatay Wasiirka xannaanada Xoolaha Guddiga Khayraadka Qaranka, kaabayaasha Dhaqaalaha iyo Gaadiidka Aqalka Sare, ayaa maanta xafiiskooda ugu yeeray wasiirka wasaaradda xannaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa XFS mudane Xasan Xuseen Maxamed (Eeley).…

23rd September 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL Mudane, Hon Abdirisak Ahmed Said ayaa magacaaabay Xilalka Madax-Guddiyeedyada & Xubnaha Guddiyada Golaha Wakiillada …