Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

19th September 2024  admin  

Soomaaliya iyo Masar oo kala saxeexday heshiisyo dhinaca difaaca iyo amniga ah Madaxweynaha dalka Masar Cabdulfataax al Siisi ayaa caasimadda dalka Masar ee Qaahira ku qaabilay wefti ka socda dawladda Soomaaliya oo uu hoggaaminayo madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud. Madaxda Soomaaliya …

19th September 2024  admin  

Talibaan oo soo bandhigay awooddooda militari, xilli ay u dabaaldagayaan sanadguuradii saddexaad Xukuumadda Taalibaan ayaa u dabbaal degtay sanadguuradii saddexaad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada xukunka dalka Afqanistaan. Taliban oo maalintan ugu yeertay “Maalinta guusha” waxay ku …

19th September 2024  admin  

Jarmalka, Faransiiska iyo Ingiriiska oo ku baaqay in si degdeg ah loo joojiyo dagaalka Qaza Jarmalka, Faransiiska iyo Britian ayaa Isniintii ku baaqay in la joojiyo dagaalka ka socda Qaza, xilli ay Israa’iil isu diyaarinayso inay qaaddo weerar kale oo …

19th September 2024  admin  

AIPAC iyo Ilhaan Cumar oo gorodda iskula jira. Taageerayaasha Israa’iil oo lacag ku bixinaya in kursiga laga qaado Guddiga awoodda badan ee galaangalka u sameeya Israa’iil ee loo yaqaanno AIPAC ayaa ilaa $100 malyan ku kharash gareynaya sidii ay kuraastooda …