Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

23rd September 2024  admin  

Wasiirrada gaashaandhigga ee dalalka Turkiga iyo Soomaaliya ayaa Khamiistii kala saxiixday heshiis isugu jira mid difaac iyo mid iskaashi dhaqaale ayadoo, sida la sheegay, ‘sare loogu qaadayo xiriirka laba geesoodka ah ee labada dal ka dhaxeeya iyo deganaanshaha gobolka’. Yasar …

23rd September 2024  admin  

Hoggaanka maamulka Awdal ayaa maanta lagu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho si ay ulla kulmaan Dawladda Federaalka. Hadaba, Dawladda Federaalka ayeey tahay in ay wax la qabato maamulka Awdal si hadafka SNMta iyo gooni goosatadda meesha looga saaro. …

23rd September 2024  admin  

Kullankii golaha wasiiradda ee maanta ayaa lagu ansixiyey 10 safiir; Safiiradda ayaa magacyadooda ay kalla yihiin: 1. Cabdicasiis Maxamuud Maxamed (Farabadane) 2. Cabdullaahi Maxamed Sheekh Cabdullaahi 3. Cali Cabdi Awaare 4. Cali Maxamed Abuukar (Ali Wolf) 5. Bashiir Xasan Xaaji…

23rd September 2024  admin  

Aruna Lori oo ah dhakhtar ku takhukhusay suuxinta ayaa lagu qasbay inuu tago furimaha hore ee dagaalka lagula jiro kooxaha jaahidiyiinta ee dhibaatada ka wada, wadanka ku yaal galbeedka Afrika ee Burkina Faso. Dr LourĂ© ayaa sheegay in uu la …