Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Moscow: Daacish oo sheegtay weerar lagu dilay in ka badan 60 qof Ugu yaraan 60 qof ayaa la xaqiijiyay in ay ku dhinteen 145 kalana ku dhaawacmeen, kaddib markii ay rag hubeysan xalay rasaas ku fureen dad ku sugnaa shaleemo …

22nd September 2024  admin  

Xiriir dhex-mara Israel iyo Sacuudi Carabiya ‘oo horumar’ laga sameeyey Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken ayaa Khamiistii sheegay in waddada ku wajahan xiriir dhex-mara Israel iyo Sacuudi Carabiya, oo uu dib u dhigay dagaalka Gaza, ay hadda aragto horumar …

22nd September 2024  admin  

Wiilka Museveni: Waa kuma wiilkan hore ugu hanjabay inuu Nairobi qabsan doono ee haatan loo magacaabay xil sare? Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa wiilkiisa, Gen Muhoozi Kainerugaba, u magacaabay taliyaha ciidamada dalkaas. Kainerugaba ayaa hore u ahaa la taliyaha madaxweynaha, …

22nd September 2024  admin  

Soomaali guulo ka gaartay doorashooyin ka dhacay Ohio Magaalada Columbus ee gobolka Ohio ee dalka Mareykanka waxaa xaley ka dhacay doorashadii is reeb reebka ee gobolkaasi kusoo baxay Soomaalidii ugu badneyd ee doorasho ka tartanta gobolkaasi. Ismaaciil Maxamed, oo ka …