Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Bahda ALLSANAAG waxay hambalyo hawada u marinayaa dhammaan ummadda Islaamka ah meel kasta oo ay joogaan, gaa ahaan Soomaalida nagu xiran anagoo ugu hambalyeynaya munaasabada CIID AL ADXA oo berri ku beegan waxaan Alle idiinka rajaynayaa caafimaad iyo farxad inaad …

22nd September 2024  admin  

Siyaasiyiintii Daarood ee la shaqaysan jiray ururka Damul jadiid ee ka shaqaynaya sidii ay Puntland u br burin lahaayeen ayaa maanta lagu abaal mariyey xilal la doonayo in hoowshii ay ku dhex jireen ay sii labi jibaaraan. Gudoomiye ku xigeenka …

22nd September 2024  admin  

Faaqidaadda: Doodda ka dhalatay wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya, Barnaamijka Faaqidaadda Toddobaadka waxa uu ku saabsan yahay ansixinta wax ka beddelka dastuurka Soomaaliya, oo afar cutub oo ka mid ah la meel-mariyey iyo doodda iyo cabashada ka dhalatay arrintaas. …

22nd September 2024  admin  

” Waxaanuu aaminsanahay oo ka shaqaynayaa in nin Hawiye ah Madaxtooyda Fadhiyo One more reason Puntland decision is historic to leave the Ex Federal gov’t Somalia pic.twitter.com/iCBwA1O1Yx — Galayr🐪 🇸🇴 🤝 🇺🇸 (@ina_galayr) April 4, 2024 …