Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

22nd September 2024  admin  

Bahda Allsanaag, waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Qoyskii qaraabaddii iyo asxaabtii ay ka geeriyootay Allah ha u naxariistee Farax Bashiir oo maanta ku geeriyootay magaalada Nairobi ee dalka Kenya Marxuumad Farax Bashiir , waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii …

22nd September 2024  admin  

Geerida Malaaqii lagu naaneysi jiray “AK-47” ee muddada dheer ka tirsanaa al-Shabaab iyo kaalintii uu ku lahaa go’doominta Xudur Xalay waxa hawlgal qorsheysan oo ay qaadeen ciidamada dawladdu ay ku dileen Malaaq Cabdillaahi Maxamed Yare (Malaaq Qori) oo ahaa odey …

22nd September 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Dawladda Puntland Mudane Siciid Jamac Qorsheel ayaa maanta kormeeray ku tagay Cisbitaalka Magaalada Garowe oo dhismihiisu gabagabo marayo. …

22nd September 2024  admin  

Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya oo yeeshay Shir laba-geesood ah . …