Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st September 2024  admin  

Waa kuma taliyihii uu awoowaha u ahaa Sayid Maxamed Cabdullae Xasan ee geeriyooday? Allaha u naxariistee waxaa dhowaan magaalada Nairobi ee dalka Kenya ku geeriyooday Janaraal Muxuyadiin Sheekh Cabdixakiin Sayid Maxamed oo in badan kasoo shaqeeyay dalka gaar ahaan dhinaca …

21st September 2024  admin  

Waxaa la soo gebagabeeyay shirkii dawladda iyo maamul goboleedyada uga socday magaalada Muqdisho. Hase ahaatee, shirka ayaa u muuqda inaan heshiis dhab ah laga gaarin qodobadii aadka muhiimka u ahaa sida doorashooyinka maamul goboleedyada ee dhici doona cidda maamulaysa, in …

21st September 2024  admin  

Maxkamadda Racfaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta xukun ka soo saartay racfaan uu u qaatay Sayid-Cali Macalin Daa’uud oo horey Maxkamadda Darajada Koowaad ugu xukuntay dil toogasho ah kaddib markii ay ku heshay in uu gubay xaaskiisa Luul Cabdicasiis, dhaawicii garayna …

21st September 2024  admin  

Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin ayaa beddelay wasiirkii gaashaandhigga Sergei Shoigu oo ay muddo dheer saaxiib ahaayeen, sida ay Kremlin ku dhawaaqday. 68-jirkan ayaa xilkan hayay tan iyo sannadkii 2012-kii, waxaana loo magacaabayaa xoghayaha golaha ammaanka ee Ruushka oo ah gole …