Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st September 2024  admin  

Guddiga dib-u-eegista iyo hirgelinta dastuurka ayaa yeeshay kulan shaqo oo ay ka soo qeyb-galeen dhammaan xubnaha guddiga, kulankan ayey xubnaha guddiga diiradda ku saareen cutubyada 5-aad, 6-aad, 7-aad, 8-aad iyo 9-aad ee Dastuurka. Guddoomiyaha guddiga Burhaan ayaa warbaxin guud ka …

21st September 2024  admin  

Garoowe : 18, May 2024: Wasiirka wasaaradda caafimaadka DPL mudane Siciid Jamac Qorsheel, qaar kamid ah golaha xukuumada, xildhibaano iskugu jira DF Soomaaliya iyo Puntland, madax kale iyo Bulshada qaybaheeda kala duwan ayaa maanta garoonka diyaaradaha Gen. Mohamed Abshir ku …

21st September 2024  admin  

Suurogal ma tahay in go’aanadii ka soo baxay shirkii wadatashiga qaran hirgalaan iyadoo Puntland ay qaadacday? Maamulka Puntland ayaa si wayn uga soo horjeestay go’aanadii xalay ka soo baxay shirkii wadatashiga qaran ee Muqdisho lagu soo gabagabeeyay. Madaxwaynaha maamul goboleedka …

21st September 2024  admin  

War-murtiyeed laga soo saaray kooxdii mdaxweyne Culusoow isku duba ritay Waxaa goor dhow war-murtiyeed laga soo saaray shirkii golaha wadatashiga qaran ee maalmahan ka socday magaalada Muqdisho, kaasi oo u dhexeeyay madaxda dowladda federaalka ah kuwa maamul goboleedyada iyo maamulka …