Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th October 2024  admin  

Shirka Amniga Puntland Ee Gaalkacyo Oo Laga Soo Saaray Awaamiir La Xiriirta Nabadgelyada Guddoomiyaha Gobolka Mudug Mudane Faysal Sheikh Cali ahna Gudoomiyaha Gudiga Amniga heer Gobol ayaa shir-guddoomiyey kulanka Amniga Gobolka Mudug ee Puntland. Shirka ayaa maanta waxaa qayb ka …

12th October 2024  admin  

Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Mukhtar Roobow Cali oo uu wehliyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Saalax Shariif Sayid Cali ayaa kulan la qaatay qeybaha kala duwan ee Culimada Soomaaliyeed. Inta uu socday kulanka waxaa talooyin waxtar …

12th October 2024  admin  

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Oo Soo Saaray Liiska 14-ka Guddi Ee Golaha Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa soo saaray liiska 14-ka Guddi ee Golaha iyo magacyada Xildhibaannada ka mid noqanaya Guddiyada kala duwan ee …

12th October 2024  admin  

Waa kuma Madaxweynaha cusub ee Kenya, William Samoei Ruto Guddiga Doorashooyinka iyo Xaduudaha Kenya (IEBC) ayaa ku dhawaaqay in William Samoei Ruto uu ku guuleystay doorashada madaxwenaha ee Kenya. Wuxuu helay boqolkiiba 50.4% codadkii la dhiibtay, Wuxuu ka adkaaday Raila …