Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th October 2024  admin  

Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta dhaqaalaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamuud Cabdiraxmaan Been-Beena iyo Kusimaha Agaasimaha Guud ee Wasaaradda, Mudane Mohamed Dubo, ayaa kulan la qaatay Danjiraha Mareykanka u fadhiya Soomaaliya Larry E. AndrĂ© iyo Sarakiil ka tirsan USAID.…

12th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo safar shaqo ku jooga Degmada Dhahar ee xarunta Gobolka Haylaan, ayaa kulan is xogwareysi ah la qaatay Bulshada Gobolka Haylaan …

12th October 2024  admin  

Maxay ku mutaysteen inay Xubin sharafeed ay ka helaan Baarlamaanka Soomaaliya? Xubin sharafeeka Barlamaanka Soomaaliya laga siiyo madaxweynayaasha xilka ka degay ama soo qabtay, oo markii hore loogu sheegay Bulshada Soomaaliyeed in lagu abaal marinayo madaxda, kuwooda sameeya (good governance,} …

12th October 2024  admin  

Ciidamadda dowladda Soomaaliya oo isugu jira boolis iyo Nabad sugid ayaa dagaal xooggan kula jira dabley hubeysan oo weerar ku gashay hoteelka Hayat ee ku yaala ka soo horjeedka xarunta baarista dambiyada ee CID-da.h\ Wararka ayaa sheegaya in dabley …