Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

12th October 2024  admin  

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta Qasriga Madaxtooyada kulan kula qaatay qaar ka mid ah isimada Puntland, waxaana ku weheliyay Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo qaar ka mid ah xubnaha Golaha Wasiirada.…

12th October 2024  admin  

Gabar iyadoo iskuulka joogta jallaato lagu siray oo qoyskeeda ka maqneyd 9 sano Kaddib sagaal sano, Pooja Gaud oo 16 jir ah ayay ugu dambeyntii u suurtagashay inay madaxeeda saarto dhabta hooyadeed. Pooja ayaa la waayay 22-kii Janaayo 2013-dii markaas …

12th October 2024  admin  

WFP oo sheegtay in xaaladda abaaraha ee Geeska Afrika ay sii xumaanayso Hay’adaha Qaramada Midoobay ayaa ka digaya in gaajada daran ee ka jirta gobolka Geeska Afrika ee ay sababeen abaaraha daba dheeray, inay sii kordhayso marba marka ka dambaysa, …

12th October 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Culusoow Oo Warbixin Ka Dhagaystay Guddiga Damuljadiid ee ku magcaaban Amniga Qaranka Ayaa Kadib Farriin U Diray Shacabka Soomaaliyeed Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyey shir aan caadi ahayn oo ay yeesheen Guddiga Amniga …