Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐ž ๐จ๐จ ๐ค๐ก๐ฎ๐๐›๐š๐ ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐ž๐ฒ ๐ฌ๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐œ๐š๐š๐ฅ๐š๐ฆ๐ข๐ ๐š ๐ž๐ž ๐“๐ˆ๐‚๐€๐ƒ๐Ÿ– Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre oo khudbad ka jeediyey shirka caalamiga ee TICAD8 ee ka socda magaalada Tunis ee dalka Tunisia, ayaa tilmaamay muhiimadda ay …

11th October 2024  admin  

Ria’sal wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi Bare, ayaa dalka Tuuniisiya kula kulmay wasiirka arimaha dibadda ee Japan, Yoshimasa Hayashi, labada dal ee Soomaaliya iyo japan ayaa ka wada hadalay xiriirka xoogan ee ka dhaxeeya Tonight, I had a productive meeting with …

11th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Culusow iyo wafdigiisa ku sugan magaalada Garoowe ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu ku maamuusay Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, iyadoo ay ka qeyb galeen, Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan, Kusimaha …

11th October 2024  admin  

Wararka ka imaanaya Degmada Buuhoodle,ayaa sheegaya in ay jiraan abaaro  xoogan oo saameeya nolosha dadka reer guuraaga ah iyo xoolaha kale ee ku dhaqan halkaasi. Abaarahaan ayaa waxaa laga soo sheegayaa deegaano badan oo dhaca woqoyiga magalada buuhoodle ,kuwaas oo …