Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Wasiirka Maaliyadda XFS Oo La Kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska Ee Soomaaliya Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Cilmi Maxamuud ayaa maanta Muqdisho kula kulmay Safiirka Dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Danjire K. Foster Kulanka oo ka dhacay xarunta Safaaradda UK ee …

11th October 2024  admin  

Bahada ALLSANAAG, waay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii qaraabaddii iyo ehladdii ay ka geeriyotay Allah ha u naxariistee Hooyo Kaltuun Xaaji Saalax oo maanta ku geeriyootay dalka Imaaraadka Carabta. Wxaan si gaar ah halkan tacxsi uga diraynaa Qoyka Abti …

11th October 2024  admin  

Ergaygii gaarka ahaa ee dawladda Federaalka oo kulansiiyey Isimada Majeerteen iyo Madaxweynaha Federaalka. Ergayga gaarka ah ee dawladda Federaalka ee maamulka Puntland, oo ah Wasiirka wasaarada arrimaha dibada dowlada federaalka Soomaaliya Abshir Cumar Huruuse, oo maanta si gaar ah ula …

11th October 2024  admin  

Khudbaddii uu Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane HamzaAbdiBarre ka jeediyay maanta shirka caalamiga ee TICAD8 ee ka dhacay magaalada Tunis. Waxaan maanta khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ee Tokyo ee horumarinta Afrika #TICAD8 — oo ay martigelisay dowladda …