18th April 2024  admin  Category :

Bahada ALLSANAAG, waay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii qaraabaddii iyo ehladdii ay ka geeriyotay Allah ha u naxariistee Hooyo Kaltuun Xaaji Saalax oo maanta ku geeriyootay dalka Imaaraadka Carabta. Wxaan si gaar ah halkan tacxsi uga diraynaa Qoyka Abti Maxamed Cismaan iyo reer Xaaji Saalax.

Marxuumad Kaltuun Xaaji Saalax . waxaan Allah uga baryeeynaa inuu janadii Fardowsa ahayd ka waraabiyo, Kitaabkeedana midigta ka siiyo, dhammaan qoyskii iyo eheladii ay ka baxdayna Samir iyo iimaan waafi ah inuu Allah  ka siiyo, Aammiin, Aammiin.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*