Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Wasiirka Xanaanada Xoolah Soomaaliya Oo kulana La Qaatay Madaxda FOA Wasiirka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dhirta iyo Daaqa Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Xuseen Maxamed (Eeley),  ayaa maanta kulan isugu jira Isbarasho iyo isxog-wareysi la qaatey Mr. #Etienne #Peterschmitt, Wakiilka Hayadda FAO(…

11th October 2024  admin  

Maxaa ka jira hadalka Odayaasha iyo siyaasiyiinta Hawiye ay sheegaan ee ah in dekedda Muqdisho Soomaali oo dhan laga masruufo? Waraysi uu dhowaan bixiyey wasiirkii hore ee maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Bayle, uuna siiyey weriyaha Soomaaliyeed Cali Xaraare, ayuu ku sheegay …

11th October 2024  admin  

Wasiirka Beeraha iyo waraabka Puntland oo uu weheliyo wasiir ku xigeenka warfaafinta iyo masuuliyiin kale ayaa deegaanka Middi-gale ee gobolka Sanaag ka dhagax dhigay (Green House) hanaanka beerashada casriga ah oo ay yeelanayso iskaashatada beeraleeyda deegaankaasi. …

11th October 2024  admin  

M. Xasan Sheekh Oo Si Adag Uga Hadlay Falkii Gurracnaa Ee Ay Argagixisadu Ka Geysteen Deegaannada Hirshabeelle iyo Galmudug Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cambaareeyay falkii bahalnimada ahaa ee ay argagixisada arxan-laawayaasha ah ee Al-Shabaab ku …