Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Buundaddii xariga laga jari lahaa dalka Kongo ayaa duntay dadkiina ka wada daateen This is the moment a bridge collapsed whilst being opened by officials in the Democratic Republic of Congo ⤵️ how do you see it?. Aljazeera. pic.twitter.com/3AhJUygbgq — …

11th October 2024  admin  

Xerada Xayawaanka ee magaalada Kharkiv ee dalka Ukraine ayaa waxa ka baxsaday Daanyeeka nooca loo yaqaan chimpanzee. Daanyeerkan ayaa magaalada hadna dhinac u ordayey oo diiday inuu maqlo shaqaalihii xanaanayn jiray ilaa uu roob ka soo da’ay oo daayeerku u …

11th October 2024  admin  

Al-Shabaab ma waxay bar-tilmaameedsanaysaa qabaa’illada ay ka soo jeedaan meeleeshiyaadka la dagaallamaya? Dhowaanahan, waxaa sare u kacay bar-tilmaameedyada ay kooxda Al-Shabaab ku hayso qabaa’illada ay ka soo jeedaan maleeshiyaadka is-abaabulay ee dagaalka kula jira kooxdaas. Dabayaaqadii bishii la soo dhaafay …

11th October 2024  admin  

Wasiirka Duulista Hawada Oo La Kulantay Maamulka Shirkadda FAVORI Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya . Fardowsa Cusmaan Cigaal ayaa maanta kulan la qaadatay maamulka shirkadda FAVORI LLC . Kulanka ayaa inta  uu socday waxaa …