26th April 2024  admin  Category :

Xerada Xayawaanka ee magaalada Kharkiv ee dalka Ukraine ayaa waxa ka baxsaday Daanyeeka nooca loo yaqaan chimpanzee. Daanyeerkan ayaa magaalada hadna dhinac u ordayey oo diiday inuu maqlo shaqaalihii xanaanayn jiray ilaa uu roob ka soo da’ay oo daayeerku u baahday Dalad ama wuxuu Roobka kaga dhuunto. Taas ayaa ku kaliftay inuu shaqaalihii maqlo markan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*