Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

11th October 2024  admin  

Dhulkan duulaanka lagu yahay maxaa uga qorshaysan reer Maakhir. Wax kasta ayaa ka baxa buuraha Calmadow oo biyuhu durduraan. Dhamaaan beeraha biya qulqulayaa lagu waraabiyaa; qalab casriya oo wax lagu qodo dadku ma heystaan. Xitaa siligyo ka celiya daayeerka iyo …

11th October 2024  admin  

Shiinaha oo Soomaaliya ka taageeraya Horumarinta Duulista iyo Gaadiidka Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya , Xildhibaan Fardowsa Cusmaan Cigaal, ayaa maanta xafiiska ku qaabishay Safiirka Dawladda Shiinaha u fadhiya Soomaaliya , Amb. Fei Shengchao. Kulan ay yeesheen, …

11th October 2024  admin  

Siyaasiyiinta Beesha Isaaq oo si jilicsan uga jawaabay hadalkii madaxweyne Xasan Shaeekh …

11th October 2024  admin  

Macbad ay Yuhuud leeyihiin oo ay dad Muslimiin ah daryeelaan Macbad ay Yuhuuda ku lahaan jireen gobolka Kolkata ee dalka Hindiya ayay muddo dheer daryeelkiisa iyo dayactirkiisa gacanta ku hayaan dad Muslimiin ah, kuwaas oo fac ka fac sidaas soo …