Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

CNN oo baajisay waraysiga Madaxweynaha Iran kaddib shuruud adag oo lagu xiray Weriyaha telefishinka CNN, Christiane Amanpour, ayaa baajisay waraysi ay ka qaadi lahayd Madaxweynaha Iran, Ibraahim Raisi, kaddib markii uu ka dalbaday inay waraysato iyadoo uu madaxa u dadan …

10th October 2024  admin  

Senate-ka oo madaxii hore ee VOA Amanda Bennett u ansixiyay hoggaanka hay’adda USAGM Aqalka Senate-ka Mareykanka ayaa Khamiistii ansixiyay Amanda Bennett oo madaxweyne Joe Biden uu u magacaabay inay hoggaamiso Wakaaladda Mareykanka ee Warbaahinta Caalamiga ah (USAGM), oo ah hay’ad …

10th October 2024  admin  

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxmauud ayaa goor dhowayd khudbad ka jeediyey shirkaha Golaha Guud ee Qaramada Midoobay uga socda magaalada New York. Madaxweynaha ayaa khudbaddiisa billaabay wax yar ka hor 7-dii fiidnimo xilliga Muqdishu, waxaana uu kaga hadlay caqabadaha haysta …

10th October 2024  admin  

Itoobiya oo shaqadii ka joojisay shirkad shidaal qodis ka wadday deegaanka Soomaalida Dowladda Itoobiya ayaa qanddaraaska ka joojisay shirkad qaabilsan shidaalka oo laga leeyahay Shiinaha. Shirkaddan oo ay qeyb ahaan leedahay dowladda Shiinaha ayaa shidaal qodis ka waday Dowlad Deegaanka …