Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Beesha Ciise Maxamuud oo wasiir kale loo magcaabay iyo Cali Saleebaan oo Wasiirul dowle loo magcaabay. Halka beesha Biicdyahan loo magcaabay madaxa Ha’yadda nabad sugida Garoowe: 23 September 2022: Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa soo saaray Xeer …

10th October 2024  admin  

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda dawladda Puntland oo ka hortimid go’aan sharci darro ah oo kasoo baxay Wasaaradda Kalluumeysiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. …

10th October 2024  admin  

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka  Soomaaliya Xasan Culusoow ayaa maanta xarunta Qaramada Midoobay ee new Yorka kula kulmay Xoghayaha Fulinta ee Urur Goboleedka IGAD Dr. Waraqna Gebexo. Madaxweynaha iyo Xoghayaha Fulinta ee Urur Goboleedka IGAD  waxa ay ka hadleen xoojinta wada shaqeynta …

10th October 2024  admin  

Duqeyn cusub oo ka dhacday caasimadda gobolka Tigray Ugu yaraan hal qof ayaa ku dhintay duqeyn cusub oo ka dhacday caasimadda gobolka Tigray maanta, waxaa sidaas sheegay isbitaalka ugu weyn magaalada. “Waxaa dhacay weerar drone ah saaka qiyaastii 5:30 am. …