Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

21st September 2024  admin  

Ku dhawaad 50,000 Xoolo oo ka dhoofay Dekedda Boosaaso, Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gadiidka Badda Dowladda Puntland Shaakir Maxamed Guuleed oo Kormeer ku Tegay Dekedda Boosaaso. …

21st September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo qaabilay Safiirka Qatar ee Soomaaliya Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Qatar ee Soomaaliya, Dr Abdullah Bin Salem Al Nuaimi, iyaga oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka …

21st September 2024  admin  

Muxuu yahay markabka dagaal ee uu Mareykanku u diray Afrika? Markabka USS Hershel “Woody” Williams, oo ah markab ka tirsan maraakiibta ciidamada badda ee Mareykanka oo loo xilsaaray aagga Taliska Mareykanka ee Afrika (Africom) si loo dhiso iskaashi isla markaana …

21st September 2024  admin  

Booliska miyaa ku qasba eedeysanaha in uu soo xirto dharkii uu muuqaalka isaga duubay, sawirkase sidee looga qaadaa? Booliska magaalada Muqdisho ayaa soo xiray dad ka badan 30 qof todobaad kii ugu dambeeyay, kuwaas oo ku eedeysan fallal lidi ku …