Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th October 2024  admin  

Dawladda Soomaaliya oo sheegtay inay al-Shabaab ka xoreeyeen deegaano horleh Warbaahinta dawladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada milateriga ee Soomaaliya inay ka saareen ururka al-Shabaab, qaybo badan oo ka mid ah gobolka Shabeelaha Dhexe, taas oo ah guulihii ugu dambeeyey …

10th October 2024  admin  

Maleeshiyadkii beelaha Hawiye ee ku dhaawacmay dagaalka ay kula jiraan alshabaab ayaa dallka Masar loo qaaday The wounded soldiers of Somali Army who were airlifted to #Egypt for further medical treatment arrived in Cairo. Somalia’s Amb. to Egypt Ilyas Sheikh …

10th October 2024  admin  

Ciidamada Badda iyo Beriga Puntland ee PMPF waxa ay markasta u idman yihiin difaaca diintooda, dalkooda iyo dadkooda. Waxa ay ka hawlgalaan taako walba ka mida Badda iyo Beriga Puntland. Muwaadin la wadaag dhamaan ciidamada wax kasta oo liddi ku …

10th October 2024  admin  

RW Xamze oo telefoon kula hadlay Hogaamiyaasha Hawiye Ra’isul wasaaraha Soomaaliya Xamze Cabdi ayaa khadka teleefoonka gooni gooni ah ugula hadlay qaar ka mid ah M’as uuliyinta Beelaha Hawiye ee hoggaaminaya kacdoonka saf-marka ah ee degaanada beelaha Hawiyelooga xoreynayo kooxda …